Video: Waa Maxay Caqabadaha Iyo Fursadaha Uu Haysto Madaxweyne Lafta Gareen? (Falanqeyn)

0
369

Madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa xilligan waxaa horyaalla caqabado badan oo u baahan in wax laga qabto, iyadoo sidoo kale uu haysto fursado aad u muhiim ah.
Professor  Maxamed Cali Kalaay oo arrimahan falanqeyn aynu kala sameennay wuxuu sheegay in Lafta Gareen ay ku xiran tahay shaqsiyaddiisa iyo sida uu wax u qaban karo.
Khilaafyada ka dhashay doorashooyinka ayuu sheegay in looga baahan yahay inuu wax ka qabto, islamarkaana xalliyo dadkii dartiid isku gaaray.
Halkaan hoose ka daawo:

Goobjoog News




SOURCE: Video: Waa Maxay Caqabadaha Iyo Fursadaha Uu Haysto Madaxweyne Lafta Gareen? (Falanqeyn)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.