Wasiir ka tirsan dowladda oo shaaciyey in Somalia buuxisay Shuruud loo qabtay

0
460

Soomaaliya ayaa la sheegay iney buuxisay dhammaan 27-ki shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) uu ku xidhay iney buuxiso si deymaha lagu leeyahay looga cafiyo. Wasiirka Maalilyadda ee Soomaaliya, Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo Wareysi gaar ah siiyey laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da waxa uu uga warramay kulamo ay maalmahan iyaga […]




SOURCE: Wasiir ka tirsan dowladda oo shaaciyey in Somalia buuxisay Shuruud loo qabtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.