Weerar Caawa ka dhacay Magalada Baydhabo iyo khasaaro ka dhashay

0
344

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in weerar Bambaano Caawa lagu qaaday guriga guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Baay. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in ay maqleen jugta bam gacmeedka lagu weeraray guriga guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Baay Marwo Muraayo. Inta la xaqiijiyay […]




SOURCE: Weerar Caawa ka dhacay Magalada Baydhabo iyo khasaaro ka dhashay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.