Xil. Xuseen Idow “Waxaan qabaa in si deg deg sharciga lagu horkeeno qofki ka danbeeyay gaboodfalka Marxuum Axmed Dowlo”

0
329

Xil. Xuseen Idow oo ka mid ah xildhibaanda DFS aya qoraal uu ku soo qoray bartiisa Facebook waxuu ku sheegay inu Aad fuga xunyahay falki lagu gubay Axmed Dowlo , waxuuna ka tacsiyeey falkaas isagoo ku baaqay in cadaalad la horkeeni dadki ka dambeeyey weerarkaas bahalnimada ah . “Tacdiga iyo dhibaatada loo geystay walaalkeen Axmed […]




SOURCE: Xil. Xuseen Idow “Waxaan qabaa in si deg deg sharciga lagu horkeeno qofki ka danbeeyay gaboodfalka Marxuum Axmed Dowlo”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.