Ciidamada Jubbaland oo howlgalo ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

0
475

Wararka aan ka heleyno Deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Ciidamada Jubbaland ay ka wadaan maalintii howlgal ka dhan Al-shabaab. Deegaanada howlgalka Ciidanada ay ka wadan ayaa waxaa kamid ah Araare, Muuse Xaaji, Bangeeni iyo deegaan lagu magacaabo Koban, kaasi oo la sheegay in Al-shabaab fariisin u aheyd,waxaana horey […]




SOURCE: Ciidamada Jubbaland oo howlgalo ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.