Dhageyso:-Guddoomiye Baashe Yuusuf “Waan la dagaalameynaa dadka isticmaalaya dukumiintiyada Been abuurka ah”

0
561

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in shir ay yeesheen Hay’adaha hoostaga Garsoorka dalka,sida Maxkamadaha dalka,Booliska Xeer ilaalinta,Wasaaradda Amniga iyo Ra’iisul Wasaaraha. Waxa uu sheegay in kulamadaas la isugu raacay sidii looga hortegi lahaa caqabadaha hortaagan in shacabka soomaaliyeed ay helaan Garsoor,iyo sidii ay ku fuli lahaayeen Go’aanada ka soo baxa […]




SOURCE: Dhageyso:-Guddoomiye Baashe Yuusuf “Waan la dagaalameynaa dadka isticmaalaya dukumiintiyada Been abuurka ah”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.