Dhakhtaar Itoobiyaan ah oo adeeg caafimaad ka fulinaya dalalka Itoobiya iyo Eritrea

0
260

Sabti, November, 10, 2018 (HOL) – 172 dhakhaatiir caafimaad ayaa Jaamacadda Baahir Dar ee dalka Itoobiya ka qelinjebiyey munaasabadda qelin jebinta oo ay ka qaybgaleen R’isalwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed, Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Eretrea Isaayaas Afwarqi.




SOURCE: Dhakhtaar Itoobiyaan ah oo adeeg caafimaad ka fulinaya dalalka Itoobiya iyo Eritrea

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.