Dowladaha Maraykanka iyo Uganda oo ka wada hadlay Hawlgalka AMISOM

0
497

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweeri Museveni waxa uu Aqalka Mdaaxtooyadda ee Entebbe kula kulmay Wafdi ka socday Dowladda Maraykanka oo ay hoggaaminaysay Kaaliyaha cusub ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha Bariga Afrika, Ambassador Makila James. Madaxweyne Museveni iyoAmbassador Makila James waxay ka wada hadleen Xaalladaha Gobalka, gaar ahaan qoddobadda khuseeya Ammaanka ee dalal ay Somalia ka mid […]




SOURCE: Dowladaha Maraykanka iyo Uganda oo ka wada hadlay Hawlgalka AMISOM

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.