Itoobiya: Abiy Oo Addis Ababa Ku Soo Dhoweeyay Wafid Ka Socda Eritrea

0
313

Wafdi ka socda dalka  Eritrea ayaa ka soo degay garoonka Bole Airport ee   Addis Ababa.
Ra’iisulwasaare Abiy Axmed ayaa uga hortagay wafdiga garoonka isagoo si diiran u soo dhoweeyay .
Tallaabdaan ayaa timid ka dib markii uu casuumaad horay ugu diray Abiy. Imaatinkaan waxay soo afjareysaa go’doomin labada dal ah oo socotay muddo dhan 20 sano.
Goobjoog News




READ MORE FROM THE SOURCE: Itoobiya: Abiy Oo Addis Ababa Ku Soo Dhoweeyay Wafid Ka Socda Eritrea

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.