Madaxweyne Farmaajo oo amray in degmada Marka laga hirgeliyo Maxkamad Garsoor

0
532

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shir guddoominaya Kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Waxqabadka dowladda iyo Safarkii uu ku tegay Magalada Marka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Magalada Marka dhalinyarada ku sugan ee mudada faraha badan dushooda lagu dagaalamayay aysan xilligaan heysan Goobo ay wax ku bartaan,isla markaana […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo amray in degmada Marka laga hirgeliyo Maxkamad Garsoor

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.