Sawirro:- Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddoonka Golaha Wakiillada

0
505

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa waxa ay kulan la yeesheen guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed iyo labadiisa ku xigeen. Kulanka oo Saacado qaatay ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen masuuliyadaha iyo shaqooyinka hor yaalla Madaxweynaha Puntland iyo […]




SOURCE: Sawirro:- Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddoonka Golaha Wakiillada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.