Madaxweynaha Iiraan oo ka digay cawaaqib-xumo ka dhalata haddii ay Maraykanka joojiyaan Shidaalka ay Iiraan dhoofiso

0
384

Madaxweyne Xasan Ruuxaani ayaa sheegay inay khatar ku imaan karto Shidaalka laga soo saaro Mandiqadda, haddii ay Isbahaysiga Mraaykanka joojiyaan Shidaalka ay Iiraan ka iibsadaan. Xasan Ruuxaani waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu la hadlay Qurbo-joogta Iiraan ee ku nool dalka Switzerland, wuxuuna xusay inay Maraykanka ku hanjabeen inaysan Iiraan u oggolaan doonin Dhoofinta […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Iiraan oo ka digay cawaaqib-xumo ka dhalata haddii ay Maraykanka joojiyaan Shidaalka ay Iiraan dhoofiso

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.